Taariikh Faneedkii Khadra Daahir   Khadra Lyrics/Heeso Qoraala
Allahayoow- Khadra & Cigaal Caado Sabool Ha Wariyeen
Baal dabayli sidato Afka lagama Sheegto Jacaylkaygii Boorame
Caashaqaaga awgiis mas'alooy Waa iska Xaal adduun
Dad is raaca -Khadra & S.Qasin Mahiigaan jacayl faraskaagi Laga badi
Shafka kaalay Igu qabo Kh.& Cg Gabbal daye Qabri
Haddaad dhinacayga Joogto Isha Sacabka Mari Kaalay- Kh. & Rooraye
Sheeko Baraleey Cudurka Kaa gala fardaha Hoygaan Dhisaynaa
Gacal iyo Gayaan Xaggeen talo kaga hagaagaa? Caashaqu Ogeysiis
Dawada caashaqn i Helay Gaashaanka ha ii qaban Waa la i heloo
Yabaal haddii Dhegta Ruux la jaro Qurux 4
Jawaabtii maxaad odhan Dayxii Madoobaa Walle Ciidan kuma Taro
Ma ogtahay In badan baan Lahashada - Khadra D.& cigaal Qurux 5
Sida Dhamastu geedaha Xubbi 2 Sidii Markabkii Shuwaa
Qaraami- Qalbi gudhan Sida laama lawshaha
Qurux 1 Qurux 2 Qurux 3
Quruxda yaan u leenahay Ila Noqo Ul iyo Diir sida laba isjeceloo leyr
Cawooy Maalin Baa la Yiri Garansane Hadalkii Gambool  
Laqanyada Jacaylkiyo    
     
Khadra Daahir Cige waxay ku dhalatay kuna barbaartay Hargeisa- Waxbarashadeedii dugsi hoose waxay ku soo qaadatay Dugsiga Riig ee Hargeysa ku yaal. Fanka waxay ku soo Biirtay sanadkii 1972dii, Heesteedii ugu horreysayna waxay ahayd AFKA LAGAMA SHEEGTO  ee uu mireheeda lahaa Maxamed Ayax, laxankankii Saalax Qaasin- Halkaan Ka dhegeyso Waraysi Ay khadra la yeelatay SNN. Dhegeysi- Riix Halkaan
Fannaanadda Shacabka- Waxay heeso qiimi leh la qaaddey Rag iyo dumar kala duwan sida Axmed Cali Cigaal, Xassan Aadan, Cumar Xasan rooraaye, Cabdi Cali Bacalwaan, Saalax Qaasin, Saado Cali, Cabdiqaadir Jubba Iyo  Caabi Mire Dacar. Heeso Badan oo ay kalideed Qaaddaana waa ay Jiraan oo aad loo Jecel yahay. Khadra waxay aad caan ugu tahay Heesaha Cishqiga ah oo dareen fog xanbaarsan.
---

Aanadii Negeyee