Rugta Wararka ee Riyaaq The Latest News Around the World
|
Cismaan Daahir iyo Suugaantiisa
Sarbeebta Ekeeyaha
Aadanuhu wuxuu ku wada xidhiidhaa tabo leh qaabab kala duwan. Xidhiidhkaasi siyaalaha uu u dhaco waxa ka mid ah in hadallada la is weydaarsanayo lagu tebiyo si toos ah iyo si aan toos ahayn. Maldihidda iyo muujinta ujeeddada waa mid ku sugan midhaha maansada, murtida maahmaahda iyo mucda hadalka. Kala gurida hannaanka errayada ama weedhuhu ugu jiraan afka, labadaa .........Sii akhri
suugaan
Afka Soomaalidu waa af ballaaran, erayadiisuna badan yihiin si loo fiiriyaba hadal iyo hawraar, maanso iyo maahmaah, gabay iyo geeraar, masaal iyo madaddaalo, hees iyo hello, sheeko iyo qorriin iyo qun-u-hadal, gees loo dayaba waa af hodan ah ee Eebbe Weyne u yeelay murti bad ah iyo miro ... sii akhri....
Taawo
Theme=Dabuub -Term=Tiraab -Phrase=Tibaax -Email/Mail/Post=Dhambaal -Dialect=Laqan -Bank Account=Qandi -Bank=Deni -Instrument=Daab -Bachelor=Yood -Master=Yahan -B.A.=Taawo-Yood -B.Sc.=Kasmo-Yood -M.A.=Taawo-Yahan -M.Sc.=Kasmo-Yahan Haddii tubta koowaad lagu hidin kari waayo ereybixinta waxa loo dhurtaa tubta labaad oo ah sidatan ....
Dhawr iyo gargaar
Nin fiilasoof ah oo magaciisa la yiraahdo Xirsi Magan Ciise ayaa mar uu ka hadlay gumaysiga wuxuu hadalkiisa ku daray ereyo sidaan ahaa: ”Dadka in ay dad kale gumaystaan wax uga daran lama arko, laakiin shacabka soomaalida gumaysigii caddaa baa u dhaamey gumaysigii madoobaa”. Gumaysiga cad wuxuu uga jeedaa caddaankii Yurub ka yaacay oo gumaystey ummado badan, gumaysigii madoobaana wuxuu uga jeedey jenneraal Maxamed Siyaad
Beri baa laba nin oo ilma adeer ahi socdaaleen. Iyaga oo doonayey in ay cilmiga diinta bartaan. Waxay socdaanba waxay ku soo baxeen degmo boqor jaahil ahi xukumo. Degmadii ayey u hoydeen habeenimadii, subaxnimadii danbena way ambabaxeen. Waxay socdaanba meeshii cilmiga lagu baran jiray ayey gaadheen.....sii akhri

Soomaalidii Hore
Sheeko: Bogga Sheekooyinka
waayad:Alla Aamin Ma Iisho

BUUG CUSUB: Aandii Negeeye
|Custom| |Custom| |G. Tree| |Custom| |Custom|