waxaan halkaan idin ku soo bandhigi doonnaa suugaanta abwaannada soomaaliyeed ee ku nool dhulweynaha soomaalida laga soo bilaabo Gaarisa ilaa jabuuti. Muhiimadda darkaan waxaa weeyaan tayayta afka soomaaliga. Waxaa halkaan ka reebban Siyaasad iyo qabyaalad. Abwaaniinta aanu muhiimadda siinayno waxaa weeyaan kuwa suugaantoodu caan baxday sida.


Cabdi Aadan xaad Qays

Hadraawi

tukaale

Kaariye

Huryo

Axmed saleebaan Bidde

Sangub

Xarawo

Dengeli

sahal macallin Ciise

Xuseen aw faarax Dubbad

cali sugulle

yuusuf Xaaji aadan

Cismaan Askeri

Dacar

Cabdiqaadir Cirro

cabdi cali weyd

Xassan Geney

yuusuf Yare

Dhuule

Miicaad miigane

Qambi

yamyam

Indhabuur

Cabdi Sh. Muxumed Amiin

shareeco

siciid saalax

iyo boqolaal kale ee la soco oo ha u daymo la aan