Cadde muuse Xirsi - MAdaxweynaha Puntland oo waqtigiisii ay uga harsan tahay hal bil  oo kaliya.  

waxaa lagu wadaa in muddada xilka uu hayn doonaa ay tahay ilaa 31 ka bisha desember,

iyadoo dad badani saadaalinayaa in uu xilka ka degi doono wixii ka dan beeya bisha ka hartay maamulkiisa

 isla markaana ay dhici doonto doorasho heer baarlamaan ah - wixii war ah ee soo kordha kala soco riyaaq.com