World Music

Musician's Stories

 
Qabri           Yabaal           Xubbi 2   mas'alooy     Gabbal daye   Gacal iyo Gayaan
 

Somali Musicians

 
 
Musician: Ali Isaaq
Music: Somali
Instrument: Guitar/Oud
Location: Oslo

How I came to this music

Listen Dhegeyso Live Ali Isaaq Oo Heesaya OO iskiis u garaacanaya Guitarkiisa
Cali Isaaq waa Fannaan musikiiste ah oo ku nool Carriga Norway in muddo ahba - Waxaa uu ka mid yahay Kooxda Samadoon ee ka dhisan Dalkan noorway- Kooxdiisa waxaa ka mid ah Zakariye eenoow iyo rag kale oo fara badan oo Fanaaniin iyo abwanaba isugu Jira -
Halkaan waxaan idiinku soo gudbinaynaa Waraysiyo aan ka soo qaadnay muusikiisteyaasha deggen Magaalada Oslo iyo nawaaxigeeda-
 
Riyaaq